Waxa Aannu Halkan Hambalyo Iyo Bogaadin Uga Diraynaa Md. Jamaal Abdirisaaq Iyo Marwadiisa Kowsar, Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Addis-Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia.
December 18, 2016 - Written by qoriadmin
Haddii Aanu Nahay Maamulka Guud Iyo Dhammaan Hawl-Wadeenada Warbaahinta Caalamiga Ah Ee QorilugudNews24.com, Waxa Aannu Halkan Hambalyo Iyo Bogaadin Aan La Soo Koobi Karin Uga Diraynaa Lamaanaha Is Calmaday Ee Md. Jamaal Abdirisaaq Iyo Marwadiisa Kowsar, Oo Uu Dhawaan Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Addis-Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia, Waxaanuna Leenahay Noqda Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Negaado, Wiil Iyo Caano, Gabadh Iyo Barwaaqo.