Hambalyo, Hambalyo, Meher Wacan, Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax.
May 15, 2017 - Written by qoriadmin
Haddii Aannu Nahay Dhammaan Dadka Hoos Ku Qoran Waxa Aannu Hambayo Iyo Bogaadin Aan La Soo Koobi Karin U Dirayaan Md. Faarax Warasme Cali Buuni Iyo Marwo Sabaad Faarax Maxamed Oo Uu Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Deero Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Waxaanuna Illaahay Uga Baryaynaa In Ay Noqdaan Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado,Kuna Waara Bash-Bash Iyo Barwaaqo,Wiilal Iyo Gabdhana Kala Hela….Aamiin..Aamin.
1. Jama Mohamed Maxamuud/Aarjeberti
2. Edna Jama Jeberti
3. Aamina Maxamed Jamac /Ina Jafeen
4. Anisa Jama Jeberti
5. Sainab Jama Jeberti
6. Hersi Omar Buni
7. Amran Abidllahi Hassan
8. Mari Hersi Omar.
9. Marwa Hersi Omar
10. Khalid Hersi Omar
11. Sainab Omar Buni
12. Abdiweli Abdillahi
13. Asia Fu’ad Abdi Iyo Sageeda
14. Asma Fu’ad Abdi Iyo Saygeeda
15. Roble Fu’ad Abdi Iyo Marwadiisa
16. Montaz Abdiweli Abdillahi
17. Muhim Abdiweli Abdillahi
18. Run Salad Warsame
19. Amina Omar Buni
19. Muse Omar Buni
20. Asha Omar Buni
21. Hayad Abdi Hassan
22. Hodan Abdi Hassan
23. Halimo Jebetti Iyo Carruurteeda
24. Asha Jeberti Iyo Carruurteeda
25. Najax Gole Jeberti
26. Ayan Gole Jeberti
27. Abdirashid Mohamoud Omar
28. Abdirahman Mohamoud Omar
29. Hamda Abdirahman Cali Buni Iyo Qoyskeeda
30. Racwi Omar Buni Iyo Qoyskeeda
31. Sahra Abdirahman Ali Buni
32. Mohamed Abdillahi Arrale/Dhegaweyne
Dhammaan Dadkaas Oo Kala Jooga Waddanka Debeddiisa Iyo Guhiisaba.
By: Aarjeberti.
QN24 WebNews Chief Editor.