Fadlan Ha Tuurin Lafta Timirta Ee Ku Dhex Jirta, Halkana Kaga Boggo Faa’iidooyinkaa Ballaadhan Ee Ku Dhex Duugan Iyo Sida Loo Isticmaaloba.
October 6, 2017 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Fadlan Ha Tuurin Lafta Timirta Ee Ku Dhex Jirta, Halkana Kaga Boggo Faa’iidooyinkaa Ballaadhan Ee Ku Dhex Duugan, Waxaana Soo Baxaya Daraasado Kala Duwan Oo Ay Sameeyeen Khuburo Ku Takhasustay Cilmiga Caafimaadka, Kuwaas Oo Sheegay In Ay Lafta Timirta Oo La Kala Jeexay Ama La Daqiijiyey Faa’iido Caafimaad U Leedahay Ilkaha Iyo Ciridka, Hooyada Ilmaha Naaska Nuujinaysa Iyo Dadka Qaba Xanuunka Sokorowga.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com