Wax Ka Baro Taariikhda Shariifka Ah Ee Rasuulkeenii Maxammed SCW.
August 25, 2019 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Magaalada Makkah Al-Mukarramah Waxa Ay Soo Martay Qarniyo Badan Iyo Qoomam Badan Oo Isaga Dambeeyey, Iyada Oo Ay Makkah Ay Asalkeedii Hore Ahayd Goob Qalalan Oo Aan Lahayn Biyo Iyo Baad Toona, Haddaba Muuqaalkan Hoos Ee Kaga Bogo Taariikhdii Shariifka Ahayd Ee Rasuulkeenii Mohammed Ibnu Abdullah SCW, Iyo Magaalada Makkah Oo Ah Halkii Laga Dhisay Gurigii Illaahay Ama Masaajidkii U Horeeyey, Kaas OoAy Dhismhiisa Isaga Dambeeyeen Nebi Ibrahim Iyo Nebi Ismail CSW.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com