qorilugudnews24.com
Wax Ka Baro Beenta Mutuxan Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Xaaladda Maanta Ee Maamulkiisa Villa War-Dhiigley.
December 12, 2019 - Written by qoriadmin

Ahaayeen Khudbaddii Uu Jeedin Jirey Xilligii Uu Madaxweyne Farmaajo Guclo Orodka Ugu Jirey Sidii Uu Ku Fuuli Lahaa Kursiga Ugu Sareeya Maamulka Villa Somalia, Isaga Oo Eedo Aan Loo Meel Deyin U Jeedin Jirey Madaxweynihii Isaga Ka Horeeyey Ee Xasan Sheekh Maxamuud, Balse Hadda Oo Uu Madaxweyne Ka Yahay Maamulkaas Ayaa Xaaladdiisu Waxa Ay Maraysaa, Ka Dar Oo Dibi Dhal Iyo In Xukunkiisii Dhaafi La’ Yahay Villa War-Dhiigley, Jidadkii Maagaalada Muqdisho Oo Weli Xidhan Iyo Hotel SYL Oo Gurigiisa Ka Soo Horjeeda Oo Ay Al-Shabaab Ka Talliso, Dadkiina Ku Laynayso, Wixii Uu Madaxdii Hore Ku Eedayn Jireyna Uu Isagu Cagaha Kula Jiro, Xaaladduna Ay Hadda U Muuqato Mid Allow Sahal Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News