qorilugudnews24.com
Boqor Cismaan Buurmadow Oo Ka Digey In La Kala Diro Guddida Cusub Ee Doorashooyinka Somaliland Iyo In Si Gaar Ah Farta Loogu Fiiqo Cabdirashiid Riyo-Raac, Iyada Oo La Fulinaayo Go’aan Beel Kale.
January 10, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Oo Maanta U Waramay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xaasaasi Ah, Ayaa Ka Digey In La Kala Diro Guddida Cusub Ee Doorashooyinka Somaliland Iyo In Si Gaar Ah Farta Loogu Fiiqo Cabdirashiid Maxamuud Riyo-Raac, Iyada Oo La Fulinaayo Go’aan Beel Kale.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News