qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Md. Xamse Maxamed Cabdi Oo Maanta Ka Warbixiyey Xilliga Uu Bilaamayo Wejigii Labaad Ee Barnaamijka Shaqo-Qaran.
January 15, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Md. Xamse Maxamed Cabdi Oo Maanta Xafiiskiisa Magaalada Burco Kula Hadlay Warbaahinta Ayaa Ka Warbixiyey Xilliga Uu Bilaamayo Wejigii Labaad Ee Barnaamijka Shaqo-Qaran, Isaga Oo Ardayda Danaynaysa Ugu Baaqay In Ay Maalinta Berito Ah Iska Soo Xaadiriyaan Xafiiska Maamulka Gobolka Togdheer Ee Magaalada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News