qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ah Badhasaabada Gobollada Dalka Somaliland Oo Maanta Booqasho Ku Tegey Goobta Ay Ka Socoto Dhismaha Dekedda Cusub Ee Magaalada Berbera.
January 15, 2020 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Badhasaabada Gobollada Dalka Somaliland Ayaa Maanta Booqasho Ku Tegey Goobta Ay Ka Socoto Shaqada Dhismaha Dekedda Cusub Ee Magaalada Berbera, Halkaas Oo Uu Ku Soo Dhaweeyey Maareeyaha Dekeddaasi Berbera.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News