qorilugudnews24.com
Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Colaaladdihii Gobolka Sanaag Iyo Dariiqii Loo Maray Xallinta Colaaddaasi Ee Lagu Soo Afjaray.
January 15, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Colaaladdihii Ka Dhacay Guud Ahaan Gobolka Sanaag, Gaar Ahaana Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn Iyo Dariiqii Loo Maray Xallinta Colaaddaasi Si Looga Baaqdo Dhiig Badan Oo Daata, Taas Oo La Isugu Tegey Xukuumad Iyo Shacaba, Ugu Dambayntiina Lagu Guuleystey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News