qorilugudnews24.com
Tartankii Kubbadda Cagta Ee Togdheer Cup Oo Maalintiisii Shanaad Ka Socda Garoonka Alamzey Stadium Ee Magaalada Burco.
January 15, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Tartankii Kubbadda Cagta Ee Togdheer Cup Ayaa Maalintiisii Shanaad Ka Socda Garoonka Alamzey Stadium Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Todheer, Kaas Oo Ay Ku Hirdimayaan In Ka Badan 22 Kooxood Oo Ka Dhisan Magaaladaasi Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News