qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Dhagax-Dhigtay Dhismaha Dekedda Qalalan (Dry Port) Ee Deegaanka Gambadha Ee Bariga Gobolka Sool.
January 15, 2020 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Iyo Maamulka Gobolka Sool Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah U Dhagax Dhigay Dhismaha Dekedda Qalalan (Dry Port), Taas Oo Laga Hirgelinaayo Deegaanka Gambadha Ee Baiga Gobolka Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News