qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Dil Toogasho Ah Ku Fulisey Lix Eedaysane, Kuwaas Oo Isugu Jirey Gacan Ku-Dhiigleyaal Iyo Argagixiso.
January 15, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta Dil Toogasho Ah Ku Fulisey Lix Eedaysane, Kuwaas Oo Isugu Jirey Gacan Ku Dhiigleyaal Iyo Argagixiso, Kuwaas Oo Lagu Helay Dunuub Culus Oo Isugu Jirtey Dilal Qorshaysan Iyo Burbur Hantiyeed Oo Ay Dad Shacab Ahi Lahaayeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News