qorilugudnews24.com
Maayirka Degmada Burco Oo Ka Hadlay Maleeshiyo-Beeleed Hubaysan Oo Saaka Khal-Khal Gelisey Ammaanka Magaalada Burco Iyo Hajabaad Culus Oo Uu Diray Badhasaabka Gobolka Togdheer.
January 16, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maayirka Degmada Burco Ustaad Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad Ayaa Ka Hadlay Maleeshiyo-Beeleed Hubaysan Oo Saaka Khal-Khal Gelisey Ammaanka Magaalada Burco Iyo Hajabaad Culus Oo Uu Diray Badhasaabka Gobolka Togdheer Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Ee Gobolkaasi, Kuwaas Oo Uu Ku Eedeeyey In Ay Indhaha Ka Qarsadeen Maleeshiyo-Beeleedkaas Hubaysan, Arrintaas Oo Sababi Karta In Nin Waliba Hubkiisa Bannaanka Soo Dhigto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News