qorilugudnews24.com
Somaliland Oo Imaraadka Carabta U Daabulaysa Shixnado Xoolo Nool Ah.
January 16, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Somaliland Ayaa Lagu Wadaa In Ay Dib U Bilawdo Dhoofinta Xoolaha Nool, Kuwaas Oo Loo Diri Doono Waddanka Imaraadka Carabta Iyo Waddamo Kale Oo Ku Yaalla Khaliijka Carabta, Sida Ay Baahisay Jariiradda Busiweek Ee Ka Soo Baxda Dalkaasi Uganda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News