|
|||||
qorilugudnews24.com
Somaliland Oo Fashilisey Qorshe-Dhagareed Laga Soo Abaabuley Villa War-Dhiigley, Kaas Oo Lagu Doonayey In Lagu Mijo Xaabiyo Qaranimada Somaliland.
January 17, 2020 - Written by qoriadmin
Ninka Halkan Hoose Ka Muuqdaa Waa Ninka Iska Leh Machadka Lagu Magacaabo Somali Heritage, Waana Ninka Fikirka Noocaas Ah Aamisan, Waxase Ka Sii Xun, Kuwa Reer Somaliland Ee Aqoon-Yahanka Sheeganaya Ee Ka Qayb-Gala Shirarka Uu Qaban-Qaabiyo Kaasi Ee Jabuuti Lagu Qabto, Ceebeey Tacaal.
COMMENTS
|
Latest News
|