qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hees Ka Mid Ah Heesaha Ay Leeyihiin Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Codadkii Fannaaniinta, Tafaax Darajo, Cabdirashiid Cali Xamari Iyo Cabdirisaaq Saleebaan Gaas.
January 18, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Sooo Hees Ka Mid Ah Heesaha Loogu Jecel Yahay Ee Ay Leeyihiin Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Codadkii Fannaaniinta Kala Ah, Tafaax Cali Dubad (Tufaax Darajo), Cabdirashiid Cali Xamari Iyo Cabdirisaaq Saleebaan Gaas, Waana Ereyadii Abwaan Maxamed Sugaal Geelle Iyo Laxankii Cabdirashiid Cali Xamari.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News