qorilugudnews24.com
Agaasimaha Madaxtooyada Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Saldhiggii Military Ee Uu Imaraadku Ka Dhisanaayey Magaalada Berbera.
February 9, 2020 - Written by qoriadmin

 

Toranto-(QorilugudNews24)-Agaasimaha Madaxtooyada Ee Somaliland Md. Maxamed Cali Bile Ayaa Maanta Ka Hadlay Halka Uu Marayo Saldhiggii Military Ee Uu Imaraadka Carabtu Ka Dhisanaayey Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News