qorilugudnews24.com
Maamulka Degmada Boocame Ee Gobolka Sool Oo Maanta Soo Dhaweeyey Ciidamamo Boolis Ah Oo Ay Dhawaan Xukuumadda Somaliland U Qaramaysay.
February 9, 2020 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Maamulka Degmada Boocame Ee Gobolka Sool Ayaa Maanta Soo Dhaweeyey Ciidamamo Boolis Ah Oo Ay Dhawaan Xukuumadda Somaliland U Qaramaysay, Kuwaas Ka Hawl-Geli Doona Saldhigga Ciidanka Booliska Eeb Degmadaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News