qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ah Culimada Gobolka Awdal Oo U Xuubsiibtey Xag-Jirnimo Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Ee Degmada Boorame Oo Ka Hadlay Kooxo Argagixiso Ah Oo Dhawaan Weertay Saldhigga Dhexe Ee Degmadaasi.
February 9, 2020 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Culimada Gobolka Awdal Ayaa U Xuubsiibtey Xag-Jirnimo, Iyaga Oo Leh Ujeedooyin Badan Oo Qarsoon, Kuwaas Oo Lagu Doonayo In Lagu Khal-Khal Geliyo Ammaanka Guud Ee Somaliland Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Ee Degmadaasi Boorame Col. Colhaye Oo Ka Hadlay Kooxo Argagixiso Ah Oo Dhawaan Soo Weertay Saldhigga Dhexe Ee Degmadaasi,Kuwaas Oo La Xaqiijiyey In Ay Soo Abaabuleen Culimada Masaajida Boorame Ka Qaylisa Ee Dadka Ka Cayda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News