qorilugudnews24.com
Agaasimaha Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Burco Oo Deeq Raashin Ah Kala Wareegey Dad Muxsiniin Ah, Kuwaas Oo Ku Nool Dalka Imaraadka Carabta.
February 10, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Agaasimaha Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Burco Dr. Cabdi Suudi Ibraahin Oo Ay Wehelinayeen Badhasaab Ku-Xigeenka Gobolka Togdheer Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Ee Gobolkaasi Ayaa Maanta Deeq Raashin Ah Kala Wareegey Dad Muxsiniin Ah, Kuwaas Oo Ku Nool Dalkaasi Imaraadka Carabta.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News