qorilugudnews24.com
Dawladda Ethiopia Ma U Xaqsoortay Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Somalia?.
February 10, 2020 - Written by qoriadmin

Addis-Ababa-(QorilugudNews24)-Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Somalia Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Oo Labaduba Ku Wada Sugan Magaalada Addis-Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia Oo Uu Ka Socdo Shirweynaha Midowga Africa, Ayaa Markii U Horeysey Labada Madaxweyne Waxa Lagu Soo Dhaweeyey Si Isku Mid Ah.
Kuvan mahdollinen sisältö: 1 henkilö, seisoo ja sisätila
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News