qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Oo Caawa Soo Gaadhey Garoonka Bole International Airport Ee Magaalada Addis-Ababa, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey.
February 10, 2020 - Written by qoriadmin

Addis-Ababa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey Ayaa Caawa Soo Gaadhey Garoonka Caalamiga Ah Ee Bole International Airport Ee Magaalada Addis-Ababa Ee Caasimadda Dalka Ethiopia, Halkaas Oo Si Meeqaamkeedu Sareeyo Loogu Soo Dhaweeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News