qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiye Xinif Oo Qiray Waxqabadka La Mahadiyey Ee Maayir Muraadka Degmada Burco.
February 11, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Ee Somaliland Md. Cabdikariin Xinif Oo Beryahanba Safar Shaqo Ku Maraayey Deegaanada Gobolka Togdheer Ayaa Qiray Waxqabadka La Mahadiyey Ee Maayirka Degmada Burco Ustaad Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News