qorilugudnews24.com
Isbarbar-Dhiga Dhibaatadii Ay Shiinuhu Ku Hayeen Muslimiinta Waddankooda Iyo Ta Uu Iyagana Ku Hayo Cudurka Dilaaga Ah Ee Corona-Virus, (Xogta Dahsoon).
February 11, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xilligan Ay Dawladda Shiinuhu La Tacaaleyso Caabuq Sidaha Corona-Virus Ee Ku Sii Dhex Faafaya Dalkeeda, Kaas Oo Galaaftay Nolosha Boqolaal Qof, Kumanaan Kalena Ay Waxyeeladiisa U Jiifaan, Dhaqaalihii Uu Waddanku Lahaa Iyo Awooddii Uu Sheeganayeyna Ay Dhulka Gashay, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News