qorilugudnews24.com
Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Mar Kale Ku Gacan Saydhay Mashruucii Ay Wateen Kooxda Iskeed Isu Magacowday Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta.
February 11, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Mar Kale Ku Gacan Saydhay Mashruucii Ay Wateen Kooxda Iskeed Isu Magacowday Ee Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta, Kooxdaas Oo Markii Horeba Loo Sameeyey In Lagula Dagaalamo Xukuumaddii Hore Ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Ayaa Haddana U Muuqda In Ay Mashruuc Kale Ka Soo Qaateen Mucaaridka Somaliland

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News