qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Oo Galabta Dalka Dib Ugu Soo Laabatay, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey.
February 12, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey Ayaa Galabta Dalka Dib Ugu Soo Laabatay, Halkaas Oo Si Diiran Oo Aan Loo Kala Hadhan Loogu Soo Dhaweeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News