qorilugudnews24.com
Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Ay Magaalada Addis-Ababa Ee Caasimadda Dalka Ethiopia Ku Kulmeen Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxweynaha Maamulka Villa Somalia?.
February 12, 2020 - Written by qoriadmin

Addis-Ababa-(QorilugudNews24)-Wararka Aan La Xaqiijin Oo Aanu Ka Heleyno Magaalada Addis-Ababa Ee Caasimadda Dalka Ethiopia Ayaa Sheegaya In Ay Kulan Kafool-Kafool Ah Wada Yeesheen Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Madaxweynaha Maamulka Villa Somalia Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, Kulankaas Oo Uu Gadhwadeen Ka Ahaa Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed, Isla Markaana Ay Saxaafaddu Dibed Joog Ka Ahayd.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News