qorilugudnews24.com
Qorshaha Uu Maraykanku Isugu Keenayo Bin Salman Iyo Netanyahu, (Xogta Dahsoon).
February 12, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dawladda Maraykanka Ayaa Wada Xidhiidho Ballaadhan Oo Ay Ku Doonayso In Ay Magaalada Qahira Ku Kulansiiso Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohamed Bin Salman Iyo Ra’iisal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu, Lagana Yaabo In Kulankoodaasi Qabsoomo Inta Ka Horeysa Doorashada Israel Ee Dhici Doonta 2-da Bisha March Ee Soo Socota, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News