qorilugudnews24.com
Wasiir Ka Socda Dalkaasi Jabouti Oo Maanta Booqasho Ku Yimi Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Ujeedada Safarkiisa.
February 12, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Jamhuuriyadda Jabouti Marwo Muumina Xaamud Iyo Wefti Ballaadhan Oo Ay Hoggaaminayso Ayaa Maanta Booqasho Ku Yimi Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Jamhuuriyadda Somaliland, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News