qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Quruxda Badan Oo Laga Diyaariyey Garoonka Alamzey Stadium Ee Magaalada Burco.
February 13, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Qurux Badan Oo Laga Diyaariyey Garoonka Alamzey Stadium Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Garoonkaas Oo Waqtiyadii U Dambeeyey Lagu Sameeyey Dib U Dhis Iyo Dayactir Aad U Ballaadhan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News