qorilugudnews24.com
Wasiir Hinda Gaani Oo Maanta Sii Sagootidey Wasiirada Qoyska Ee Dalka Jabuuti Marwo Muumina Iyo Wefigii Ay Hoggaaminaysey, Kuwaas Oo Muddo Laba Maalmood Ah Booqasho Ku Joogey Somaliland.
February 14, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirada Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Maanta Sii Sagootidey Wasiirada Qoyska Ee Dalkaasi Jabuuti Marwo Muumina Xasan Xaamud Iyo Wefigii Ay Hoggaaminaysey, Kuwaas Oo Muddo Laba Maalmood Ah Booqasho Ku Joogey Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News