qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Iyo Dalladda Nagaad Oo Maanta Munaasibad Soo Dhaweyn Ah Ku Maamuusay Wasiirada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ee Waddanka Jabuuti.
February 14, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Iyo Dalladda Nagaad Ayaa Maanta Munaasibad Soo Dhaweyn Ah Ku Maamuusay Wasiirada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ee Waddanka Jabuuti Marwo Muumina Xasan Xaamud Iyo Weftigii Ay Hoggaaminaysey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News