qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Soo Iibsatey Doon Casri Ah Oo Ay Raaci Doonaan Wadayaasha Maaraakiibta Ku Soo Xidha Dekedda Magaalada Berbera, (Pilot Boat).
February 14, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Soo Iibsatey Doon Casri Ah Oo Ay Raaci Doonaan Wadayaasha Maaraakiibta Ku Soo Xidha Dekedda Magaalada Berbera, ( Berbera Port Pilot Boat), Taas Oo Lagu Sameeyey Dalka Ireland, Isla Markaana Dhawaan Soo Gaadhi Doonta Dekedda Magaalada Berbera.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News