qorilugudnews24.com
Shiinaha Oo Furimaha Hore Ee Dagaalka Cudurka Corona-Virus U Diray Aaladda Loo Yaqaano Robot-ka, (Xogta Dahsoon).
February 15, 2020 - Written by qoriadmin

Kuvahaun tulos: china robot medical exam photos

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shiinaha Ayaa Markii Tiradoodii Badnayd, Dhaqaalahoodii Camirnaa Iyo Cududoodii Military Ugu Taagi Waayeen Hakinta Fiditaanka Virus-ka Corona, Haatan Safafka Hore Ee Dagaalka U Diray Robot-yo Kala Duwan, Si Ay Uga Hortagaan Virus-kaasi, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News