qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Dab Caawa Ka Qarxay Dooxo Ku Taalla Duleedka Magaalada Laascaanood Iyo Kooxaha Dab-Damiska Oo Weli La Tacaalaya.
February 15, 2020 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Dab Ayaa Caawa Ka Qarxay Dooxo Lagu Magacaabo Ooda-Gooye, Taas Oo Ku Taalla Duleedka Bari Ee Magaalada Laascaanood Iyo Kooxaha Dab-Damiska Oo Weli La Tacaalaya Sidii Ay U Bakhtiin Lahaayeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News