qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Qaar Ka Mid Ah Geella Reer Somaliland Oo Tartan Loo Qabtay Iyo Kuwii Ugu Caanaha Badnaa Oo La Shaaciyey.
February 15, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Geella Reer Somaliland Oo Tartan Loo Qabtay Iyo Kuwii Ugu Caanaha Badnaa Oo La Shaaciyey, Isla Markaana La Guddoonsiiyey Abaal-Marin Lacageed, Tartankaas Oo Ay Maal-Gelisey Dawladda Imaraadka Carabtu.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News