qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Maanta Soo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Wasaaraddaasi.
February 15, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Ayaa Maanta Soo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Wasaaraddaasi Ka Kooban Tahay, Isaga Oo Halkaas Warbixino Kaga Dheystey Hawl-Wadeenada Qaybahaasi Ku Sugnaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News