qorilugudnews24.com
Fadeexadda Cadaawadeed Ee Ka Dhex Qaraxday Xulufadii Reer Galbeedka Intii Lagu Jirey Shirkii Amniga Ee Munich, (Xogta Dahsoon).
February 17, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Fadeexad Cadaawadeed Ayaa Ka Dhex Qaraxday Xulufadii Reer Galbeedka Ee Yurub Iyo Maraykanka Intii Lagu Jirey Shirkii Amniga Ee Munich, Iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron Oo Rajo Ka Muujiyey Marxalad Cusub Oo Ku Saabsan Xoog Military Oo Ay Yurub Yeelato, Uguna Baaqay Dalalka Reer Yurub In Ay Wax La Qabsadaan Ruushka, Halkii Ay Maraykanka Kaga Xidhaan Jireen, Jarmalkii Shirka Marti-Gelinaayey Oo Taageeray Soo Jeedinta Faransiiska, Si Xuna U Dhaliilay Siyaasadda Arrimaha Debedda Ee Maraykanka, (Xogta Dahsoon).

By: Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News