qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Digreeto Madaxweyne Ku Dhaqan-Geliyey Aasaaska Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Reer Somaliland.
February 17, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Digreeto Madaxweyne Ku Dhaqan-Geliyey Aasaaska Sanduuqa Horumarinta Ee Dhallinyarada Reer Somaliland, Kaas Oo La Sheegay In Uu Wax Weyn Ka Tari Doono Duruufaha Kala Duwan Ee Ay Qabaan Dhallinyarada Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News