qorilugudnews24.com
Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sool.
February 17, 2020 - Written by qoriadmin

Tuka-Raq-(QorilugudNews24)-Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani Ayaa Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sool, Kormeerkaas Oo Ahaa Kii Sannadlaha Ahaa Ee Uu Taliyuhu Ku Tegi Jirey Jiidaha Hore Ee Militeriga Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News