qorilugudnews24.com
Colaaddii Suuriya Oo Sii Kululaanaysa Iyo Ciidamada Gaarka Ah Ee Dalka Turkiga Oo Markii Ugu Horeysey Ka Qayb-Qaatay Dagaalka, (Xogta Dahsoon).
February 22, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xilli Ay Collaaddii Suuriya Ay Sii Kululaanayso Oo Markii Ugu Horeysey Ay Ku Dhimatay Askar Turki Ahi Duqayn Ay Sameeyeen Dayaaraddaha Ruushku Duhurnimadii Khamiista, Xilli Uu Dagaal Ka Socdey Duleedka Magaalada Saraqib Ee Gobolka Idlib, Sida Ay Sheegeen Kooxaha Mucaaridka Ee Suuriya, Lana Filayo In Ay Turkiguna Jawaab Adag Ka Bixiyaan Duqaynta Lagu Diley Askartooda, Ayaa Dhanka Kale Diblomaasiyiin Reer Yurub Ee Waaweyni Waxa Ay Si Rasmi Ah Uga Dalbadeen Vladimir Putin In Uu Si Deg Deg Ah U Joojiyo Weerarka Ay Ciidamadiisa Iyo Kuwa Xukuumadda Suuriya Ku Soo Hayaan Gobolka Idlib Ee Waqooyiga Suuriya, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News