qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Ururka Haween-Weynaha NOW Ee Gobolka Togdheer Marwo Ismahan Jaamac Teneg Oo Jawab Adag Ka Bixisay Hadal-Carrureed Ka Soo Yeedhay Daaquud Maxamed Cabdi Yuusuf.
February 22, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Ururka Haween-Weynaha NOW Ee Gobolka Togdheer Marwo Ismahan Jaamac Teneg Ayaa Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal-Carrureed Ka Soo Yeedhay Daaquud Maxamed Cabdi Yuusuf, Kaas Oo Hore Uga Mid Ahaan Jirey Kaadiriintii Taliskii Afweyne Barre Ee Dalka Laga Eryey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www..QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News