qorilugudnews24.com
Madaxweynihii Hore Ee Dalkaasi Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud Oo Runta Ka Sheegay Arrinta Qadiyadda Somaliland.
February 22, 2020 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Madaxweynihii Hore Ee Dalkaasi Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Runta Ka Sheegay Arrinta Qadiyadda Somaliland, Sidoo Kale Kabaha La Dulmaray Farmaajo Iyo Taageerayaashiisa Indhaha Iyo Dhegaha La’ Ee Nabar Iyo Naxdin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www..QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News