qorilugudnews24.com
Magaalada Hargeysa Oo Lagu Soo Bandhigay Buug Uu Qoray Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan.
February 22, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxa Habeenkii Xalay Ahaa Waxa Magaalada Hargeysa Lagu Qabtay Munaasiabad Bilan Oo Lagu Soo Bandhigayey Buug Uu Qoray Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Munaasibaddaas Oo Kulmisay Badiba Aqoon-Yahanka Iyo Haldoorka Bulshada Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www..QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News