qorilugudnews24.com
Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Qabile Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Somalia Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal-Carruureed Hore Ugu Soo Yeedhay Daaquud Maxamed Cabdi Yuusuf.
February 22, 2020 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Foosiya Yusuuf Xaaji Aadan Qabile Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Maamulka Somalia Ayaa Maanta Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal-Carruureed Hore Ugu Soo Yeedhay Daaquud Maxamed Cabdi Yuusuf, Ninkaas Oo Ka Mid Ahaan Jirey Ciidankii Guul-Wadayaasha Ee Rajiimkii Keligiis Taliska Ahaa Ee Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www..QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News