qorilugudnews24.com
Ciidanka Dab-Demiska Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xarunta Caafimaad Ee Al-Xayat Ee Magaalada Hargeysa Oo Uu Habeenimadii Xalay Ahayd Dab Qabsaday Iyo Khasaaraha Kala Duwan Ee Ka Dhashay.
February 23, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidanka Dab-Demiska Ee Somaliland Ayaa Ka Hadlay Xarunta Caafimaad Ee Al-Xayat Ee Magaalada Hargeysa Oo Uu Habeenimadii Xalay Ahayd Dab Xoog Lihi Qabsaday Iyo Khasaaraha Kala Duwan Ee Ka Dhashay, Dabkaas Oo La Sheegay In Uu Baabi’iyey Qaybo Badan Oo Xaruntaasi Ka Mid Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www..QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News