qorilugudnews24.com
Dawladda Hoose Ee Magaalada Burco Oo Maanta Dhagax-Dhigtay Waddo Casri Ah Oo Laga Hirgelinaayo Xaafadda Caaqil-Yare Ee Magaaladaasi Burco.
February 23, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Dawladda Hoose Ee Magaalada Burco Ayaa Maanta Dhagax-Dhigtay Waddo Casri Ah Oo Laga Hirgelinaayo Xaafadda Caaqil-Yare Ee Magaaladaasi Burco, Waddadaas Oo Ay Dhismaheeda Iska Kaashanayaan Dawladda Hoose Ee Degmada Burco Iyo Hay’adda ARC, Waddadaas Oo Uu Dhererkeedu Yahay 2Km.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www..QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News