qorilugudnews24.com
Shirka Beesha Mudulood Oo Maanta Ka Furamay Magaalada Muqdisho Iyo Maamulka Villa Somalia Ee Nabar Iyo Naxdin Oo Sas Ka Qaaday.
February 23, 2020 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Shirka Beel-Weynta Mudulood Ayaa Maanta Ka Furamay Magaalada Muqdisho, Shirkaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Qaar Ka Mid Ah Madaxweyneyaashii Hore Ee Somali Md. Cali Mahdi Maxamed Iyo Md. Xasan Sheesh Maxamuud, Kaas Oo Uu Sas Weyn Ka Qaaday Maamulka Villa Somalia Ee Nabar Iyo Naxdin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www..QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News