qorilugudnews24.com
Wasaaradda Warfaafinta Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Oo Maanta Soo Bandhigtay Film Cusub, Kaas Oo Lagu Magacaabo Shil-Jacayl.
February 23, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waaxda Filimada Ee Wasaaradda Warfaafinta Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Ayaa Maanta Soo Bandhigtay Film Cusub, Kaas Oo Lagu Magacaabo Shil-Jacayl, Isla Markaana Lagu Wacyi-Gelinayo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www..QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News