qorilugudnews24.com
Maraykanka Oo Guul-Darro Kaga Baxaya Dalka Afganistan, (Xogta Dahsoon).
February 24, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dalka Afganistan Ayaa Sabtidii Waxa Uu Galay Maalintii Ugu Horeysey Muddadii Koobnayd Ee Xabad Joojinta Ahayd Ee Ay Isla Gaadheen Kooxda Taliban Iyo Dawladda Maraykanka Oo Ay Kumanan Ciidamo Ahi Ka Joogaan Waddankaasi, Waxayna Sabtidii U Ahayd Dalka Afganistan Maalin Uu Ku Jirey Marxalad Degenaansho Ah Oo Aan Soo Marin Muddadii 18-ka Sannadood Ahayd Ee U Dambeysey, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News